Ciidamada amaanka oo fagaare bur buriyay dhalooyin Khamri ah (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxa ay kusoo qab qabteen dhalooyin khamri ah oo lagu iibinayay qeybo kamid ah degmadaasi. Taliska booliiska degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in in ciidamada howlgalka ay sameeyeen kusoo qab qabteen khamrigan qaabka ganacsi loo keenay degmada Caabudwaaq. Fagaare kuyaala degmada Caabudwaaq ayaa lagu … Continue reading Ciidamada amaanka oo fagaare bur buriyay dhalooyin Khamri ah (Daawo Sawirada)